Tag: jOHASBIK

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Afrika, isagoo ka qeyb galaya shir madaxeedka Midowga Afrika ee maanta ka furmaya halkaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS