Tag: istanbuul

Akhriso: War murtiyeedkii laga soo saaray Shirkii Istanbul ee looga hadlayay Arrimaha Soomaaliya

Iyadoo 23-24 bishan Febraayo shir looga hadlayay Xaalada Soomaaliya uu ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, ayna ka qeyb galeen Madaxda Soomaalida, Madaxweynaha Turkiga, wakiilo ka socday illaa 50 dowladood, hey’ado caalami ah iyo marti sharaf kale ayaa waxaa shirkaas laga soo saaray war murtiyeed.

Wada hadaladii maanta u furmi lahaa Soomaaliya iyo Somaliland oo dib u dhac ku yimid

Iyadoo maanta lagu waday in magaalada Istanbul uu ka furmo wada hadaladii u dhaxeeyay Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ayaa dib loo dhigay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS