Tag: iska

Iska hor imaad xalay ka dhacay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir

Iska hor imaad culus ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, kadib markii xoogag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen fariisin ciidamada dowladda ku lahaayeen agagaarka Carafaat.

Dagaal u dhaxeeyo Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Xoogagga Al-shabaab ayaa ka dhacay Degmada Huriwaa ee Gobolka Banaadir

Ugu yaraan laba ruux ayaa ku dhintay tiro intaas ka bandanna way ku dhaawacmeen iska-horimaad culus oo xalay ku dhexmaray degmada Huriwaa ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS