Tag: isis

ISIS oo qabsatay magaalada Al-Baqdaadi oo ku dhow Saldhig ciidamo Mareykan ay joogaan

Xoogaga dowladda Islaamiga ee ISIS ama Daacish ayaa la wareegay magaalada muhiimka ah ee Al-Baqdaadi oo ka tirsan Gobolka Al-Anbar ee dalka Ciraaq.

ISIS oo ku xirtay hal malyan oo dollar meydka saxafigii Maraykanka ahaa ee James Foley

Qoyska saxafigii sawir qaadahaha ahaa ee James Foley ayaa waxa ay wajahayaan dhibaato kale kadib markii ururuka ISIS oo madaxa ka goysay Foley ay dalbadeen in la siiyo hal malyan oo dollar si ay qoyska ugu wareejiyaan meydka wiilkooda oo uu madaxu ka maqan yahay.

Diyaaradaha dagaalka Iiraan oo duqeeyay fariisimo ISIS ku leeyihiin bariga Ciraaq

Diyaaradaha dagaalka Iiraan ayaa markii u horeysay qaaday weerar cirka ah oo ay ku bartilmaameedsanayeen fariisimo dowladda Islaamiga ee ISIS ku leeyihiin bariga Ciraaq.

Hooyo Soomaali ah oo raadineysay gabdhaheeda oo ku biirey ISIS oo lagu xirey dalka Siiriya

Hooyada labo gabdhood oo mataano ah oo la rumeysan yahay in ay ku biireen ururka ISIS ayaa isku day ay ku dooneysay in ay dib ugu soo celiso dalka Britain uu guuldareystey kadib markii ay ka warheleen sirdoonka ururka ISIS.

Xoogaga ISIS oo gudaha u galay magaalada xuduuda ku taal ee Kobane

Xoogaga ISIS ama Daacish ayaa gudaha u gashay magaalada muhiimka ee ku taal xuduuda Kobane, halkaasoo ay kula dagaalamayeen Ciidamada Kurdiyiinta.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS