Tag: isboortska

Wasiirka Dhalinyarada oo caawa ka bad baaday bam lagu weeraray goob uu ka adeeganayay

 Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xasan Nuux ayaa caawa fiidkii ka bad baaday bam gacmeed lagu weeraray Carwo uu ka dukaameysanayay oo ku taala Wadada Maka Al-Mukarama.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS