Tag: imtixaan

Ardada Jaamacadda Muqdisho faraceeda Boosaaso oo Imtixaan u fariistay

Jaamacadda Muqdisho faraceda magaalada Bosaso, ayaa u soo gabagabeysay Semesterkii 1-aad ee waxabarashada sanadka 2012-2013 Ardeyda gaareysa ku dhawaad kun ardey oo waxkabarta kuliyadaha iyo qeybaha kala duwan ee jaamacada Muqdisho, iyagoo u fariistey maantana imtixaankii gabagabada.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS