Tag: imaradka

Dowladda Imaaraadka oo Mashaariic ka fulinaysa Somalia (SAWIRRO)

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku dhawaaqday inay Soomaaliya ka fulinayso mashaaciir horumarineed oo kala duwan, kaddib shir jaraa’id oo Muqdisho ay wadajir u qabteen wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya, C/llaahi Goodax Barre iyo danjiraha Imaaraadka u jooga Soomaaliya, Maxamed Al-Cusmaani.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS