Tag: imagareeshinka

Dowladda Somalia oo sheegtay inay xadidayso Baasaboorka Dublamaasiga

 Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay inay qaadayso tallaabooyin ay ku xadidayso qaadashada baasaboorka dublamaasiga, isla markaana dib looga soo celin doono dadka ay sheegtay inay si qaldan ku qaateen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS