Tag: imaaraadka

Saraakiil Tababar ku soo Dhameystay Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta oo dib ugu soo laabtay dalka

Waxaa maanta oo dalka dib ugu soo laabtay ciidamo gaar ah iyo saraakiil lagu soo tababaray dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, ciidamadaas oo loo soo tababaray ilaalinta Madaxtooyada Qaranka iyo goobaha muhiimka ah ee dowladda.

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Imaaraadka Carabta

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Abu Dhabi kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Isutaga Imaaraadka carabta, ahna wasiirka arimaha madaxtooyada Sheikh Mansour bin Zayed bin Sultan Al Nahyan iyagoo ka wada hadlay horumarinta xiriirka iskaashi iyo wax wada qabsi ee dalalka Soomaaliya iyo Isutaga Imaaraadka Carabta.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS