Tag: howlgalo

Ciidanka dowlada oo howlgal khasaare dhaliyay ka sameeyay Suuqa Xoolaha

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay ka sameeyay xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa howlgal keentay inuu hal qof geeriyoodo mid kalena dhaawacmo, iyadoo howlgalladaas lagu qab-qabtay tiro dad ah.

Howl galo ciidamada ammaanka ay ku dileen rag hubeysan oo ka dhacay Muqdisho

Ciidamada ammaanka ayaa saacadihii u dambeeyay qaaday howl galo culus, iyadoo ciidamada ay ku dileen xaafada Juungal nin hubeysan oo la sheegay inuu ka tirsanaa Al-Shabaab, kaasoo la dagaalamay ciidamada.

Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo howl galo baaritaan gur guri ah ka wada Wadada Warshadaha

Qeybaha kala duwan ee ciidamada dowladda iyo AMISOM ayaa saakay howl galo baaritaano ka wada xaafadaha dhaca wadada Warshadaha, iyadoo howl galkan uu yahay mid gur guri lagu baarayo.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS