Tag: howl-gal

Ciidamada ammaanka oo saakay howl gallo ka wada wadooyin ka mid ah Muqdish0

Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa saakay howl galo ka duwan kuwii hore ka wada wadooyin dhowr ah oo ku yaal Caasimada, iyadoo la baarayo dadka iyo gaadiidka.

Howlo galo baaritaano saaka ka socda Xaafadaha u dhaxeeya Jidka sodonka ilaa Warshadaha

Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa saakay howl galo ballaaran ka wada qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iyadoo guri guri loo baarayo xaafadaha u dhaxeeya Jidka Sodonka iyo Warshadaha oo ay ciidamadu isku hareereeyeen.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS