Tag: hormuud

Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo beenisay wararka sheegaya inay xireyso Adeega EVC Plus

Iyadoo saacadihii la soo dhaafay ay buux dhaafiyeen xarumaha shirkada Isgaarsiinta Hormuud ee Muqdisho iyo gobolada dadweyne fara badan oo doonayay in lacagahooda kala baxaan Taleefanadooda, kadib markii suuqa la soo geliyay warar sheegaya in la xirayo Adeega EVC Plus ayaa war ka soo baxay Shirkadu ku beenisay in la xirayo adeegaas.

Adeegii Mobile Internet ee Shirkadaha Isgaarsiinta oo maalintii 3aad hawada ka maqan

Adeegii Mobile Internet-ka ee shirkadaha Isgaarsiinta ayaa maalintii saddexaad hawada ka maqan, iyadoo Khamiistii la soo dhaafay ay aheyd markii Shirkada Isgaarsiinta Hormuud oo bixineysay adeegaas ay jartay.

Adeeggii Mobilka Internetka Hormuud oo la jaray maanta

Abaarihii 11kii barqanimo ayaa la waayay adeegii internetka ee mobilada shirkadda Hormud ee guud ahaan dalka Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS