Tag: holand

Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo lagu soo dhoweeyay Holland (Sawirro)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo caasumaad ka helay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Holland ayaa xalay ka qeyb galay xaflad ka dhacday magaalada The Hague.

Netherland oo maanta Soomaaliya kusoo celinaysa labo muwaadin Soomaaliyeed

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo celiyo labo wiil oo Soomaali ah kuwaasi oo tahriib ahaan ku tagay dalka Holland loona diiday inay heleen aqoonsiga dalkaasi.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS