Tag: hogaamiyaha

Hogaamiyaha Boko Haram oo sheegtay mas’uuliyada weerarkii magaalada Baga ee waqooyi bari Nigeria

Hogaamiyaha Boko Haram Abubakar Shekau oo ka soo muuqday Video la geliyay barta You Tube ayaa sheegtay in dagaalyahanadiisa ay qaadeen weerarkii dhimashada badan dhaliyay ee horaantii bishan ka dhacay magaalada Baga ee waqooyi bari Nigeria.

Hoggaamiyaha IS Abu Bakr al-Baghdadi oo soo saaray cajalad maqal ah oo uu ku beeninayo in la dilay

Hoggaamiyaha IS Abu Bakr al-Baghdadi ayaa soo saaray cajalad maqal ah oo uu soo duubay kadib markii maalmihii la soo dhaafay ay saxaafada reer galbeedku qorayeen in uu ku dhaawacmay ama lagu diley weerar dayuuradaha huwanta ah ku qaadeen dalka Ciraaq.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS