Tag: hodan

Gaari waxyaabaha qarxa ay ka buuxeen oo ku qarxay agagaarka Isgoyska Al-Baraka ee degmada Hodan

Gaari ay ka buuxeen waxyaabaha qarxa ayaa abaarihii maqribkii ku qarxay agagaarka Isgoyska Al-Baraka ee degmada Hodan, iyadoo qaraxa ka hor is rasaaseyn ay dhex martay ciidamo ka tirsan Booliska oo ku sugnaa jidka Sodonka iyo labo ruux oo gaariga wadatay.

Howlgal gaar ah oo lagu soo qabtay Xubno katirsan Al-Shabaab oo laga sameeyay Magaalada Muqdisho

Ciidamada Booliiska iyo kuwa Nabad sugida Dowada Soomaaliya ayaa howlgal gaar ah waxa ay ka sameeyeen Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir , Howlgalkaas ay kusoo qabteen xubno la tuhmayo in Al-Shabaab katirsan yihiin.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS