Tag: hishiiska

C/kariin Guuleed iyo Biixi oo ka Hadlay Heshiiskii ay wada Saxiixeen

Wasiirka amniga Qaranka dowladda Somalia, C/kariin Xuseen Guuleed iyo wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis oo kala hoggaaminayay wafdiyadii dowladda Somalia iyo Somaliland ayaa ka warbixiyay heshiiskii ay maanta ku kala saxiixdeen magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS