Tag: hishiis

Wasiirka Maaliyadda oo heshiis lagu taageerayo Ciidanka Booliska la saxiixday dowladda Maraykanka

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti) ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Mareykanka u Fadhiya Soomaaliya, James P. McAnulty magaalada Muqdisho kula saxiixday heshiis ay dowlada Maraykanku ugu deeqday lacag dhan $1.5 malyan oo lagu taageerayo dib u habeynta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Soomaaliya iyo Ururka Shaqaalaha Caalamka ee ILO oo Heshiis kala Saxiixday

Dowladda Soomaaliya iyo ururka caalamiga ah ee shaqada (ILO) ee hoos-taga Qaramada Midoobay loona yaqaanno International Labour Organisation ayaa heshiis caalami ah kula saxiixday magaalada Geneva ee dalka Switzerland xukuumadda Soomaalia, kaasoo ku saabsan kor-u-qaadidda shaqada iyo xuquuqda shaqaalaha.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS