Tag: hirgalay

Daawo Sawirada Tartanka Heesaha Hir galay oo xalay mudo sanado badan kadib dib uga bilowday Magaalada Muqdisho

Habeenimadii xalay munaasabad balaaran oo ka dhacday Magaalada Muqdisho waxaa lagu daah furay Tartanka Heesaha Hir galay koo oo loogu tala galay in ay kusoo baxaan dhalinyaro badan oo fanka aad u jecel.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS