Tag: hiiraale

Col. Barre Hiiraale oo oo si cad kaga hor imaaday Qorshihii Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Shiikh Axmed.

Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa ka soo horjeestay dadaaladii dhinaca dib u heshiisiinta ee uu Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed ka waday magaalada Kismaayo, isagoo ku goodiyay inuu sii wadayo dagaalka uu kula jiro Maamulka KMG ah ee Jubba.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS