Tag: heer

Garsoore Federaal ah oo is hor-taagay amarkii Donald Trump

Garsoore heer Federaal ah oo ka shaqeeya Gobolka Hawaii ayaa sheegay in si KMG ah uu u joojiyay amarkii Madaxweyne Donald Trump ku mamnuucay dadka ka yimaada 6 dal oo Muslimiin ah oo ay ku jiraan Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS