Tag: haraam

Daacish oo aqbashay ku biiritaankii Kooxda Boko Haram ee dalka Nigeria

Daacish ayaa ogolaatay ka mid noqoshada Kooxda Boko Haram ee Khilaafada Islaamka ee uu hogaamiyo Sheekh Abuubakar Al-Baqdaadi.

Boko Haram oo dad badan ka soo qafaalatay Cameroon

Dagaalyahano ka tirsan Boko Haram ayaa weeraray tuulooyin ka tirsan dalka Cameroon, kadib markii ay ka gudbeen xadka Nigeria uu la wadaago Cameroon.

Milateriga Nigeria oo sheegay inuu ka war-qabo halka lagu haayo gabdhihii la afduubtay

Milateriga Nigeria ayaa sheegay inuu ka war-hayo halka lagu heysto gabdhihii ay qafaasheen kooxda Boko Haram, iyagoo meesha ka saaray isku day ay ku soo furanayanaan.

Boko Haram oo lagu soo rogay Cunno-qabateyn iyo Dibad-baxyo dhacay

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cunno-qabteyn kusoo rogay kooxda Boko Haram ee ka dagaalanta dalka Nigiera, iyadoo sidoo kale ay macallimiinta iskuullada dibadbaxyo ka dhigeen magaalada Abuuja ee xarunta dalkaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS