Tag: hakaba

Weerar duqeyn oo caawa lagu qaaday deegaan ku dhow degmada Buurhakaba

Wararka ka imanaya degmada Buurhakaba oo ka mid ah gobolka Bay ayaa sheegaya in howlgalo isugu jira duqeyn iyo weerar toos ah ay ciidamo isugu jira Soomaali iyo Maraykan ay ka fuliyeen. 

Guddoomiyihii degmada Buurhakaba oo lagu dilay Iska hor imaad ka dhacay Inta u dhaxeysa Leego iyo Yaaq-bariweyne

Dabley hubeysan ayaa ku dishay inta u dhexeysa deegaanka Yaaq Bariweyne iyo Leego ee Gobolka Shabeellaha Hoose Guddoomiyihii degmada Buurhakaba ee gobolka Bay Maxamed Cali Maamow.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS