Tag: h_h_sh_saif

Bin Zayid Al-Nahyan”Al-shabab iyo Burcad Badeedda Daacish ayey lamid yihiin”

Wasiirka arrimaha dibbadda dalka isku tagga Imaaraatka Carabta Sh, C/llahi Bin Zayid Al-Nahyan oo ka hadlay shirka afaraad ee arrimaha burcad badeeda Soomaalida looga hadlayo ee Imaaraatka ka dhacaya ayaa soo jeediyay in dawladaha caalamka ay xoojiyaan oo ayan marnaba joojin dagaalka ka dhanka ah Xarakadda Al-Shabab iyo kooxda burcad badeeda Soomaalida oo uu ku sheegay inay ka mid yihiin caqabadaha nabada Soomaaliya hortaagan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS