Tag: hOOAE

Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ka socda deegaano ka tirsan Gobolka Sh/Hoose

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in dhaq dhaqaaqyo ciidan ay wadaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, kaasoo ku wajahan deegaanada ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS