Tag: guraceel

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo gaaray Guriceel

Ciidamo ka socdo AMISOM ayaa xalay gaaray deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud, sida uu Bar-kulan u xaqiijiyay maamulka Ahlu Sunna ee gobollada dhexe ee dalka.

Maamulka Degmada Guri-ceel Oo Ka Warbixiyay Howlaha Garoonka Diyaaradaha Degmadaasi

Iyadoo maalin ka hor is risaaseen uu qof ku dhaawac may ay ka dhacday Airporka degmada Guri-ceel ee gobolka Galgaduud ayaa maamulka degmadaasi waxaa uu faah faahin ka bixiyay shaqaaqadaasi iyo halka ay mareyso xaaladda, iyadoo garoonka diyaaradaha howshiisa ay ku socoto si wanaagsan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS