Tag: guantanamo

Afar Maxbuus oo ku xirnaa Xabsiga Gurantanamo Bay oo loo wareejiyay Sacudi Carabiya

Afar maxbuus oo ka soo jeeda dalka Yemen ayaa la geeyay wadanka Boqortooyada Sacudi Carabiya mid kamid ah talaabooyinkii ugu dambeeyay ee Madaxweyne Obama uu ku xirayo xabsigaas.

Obama oo xirayo xabsiga Guantanamo Bay

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa u gudbiyeey Golaha Kongareeska qorshe lagu xirayo xabsiga Guantanamo Bay oo ah meel uu Mareykanka u ku hayo maxaabiista loo heysto argagixisnimada.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS