Tag: goobaale

Jen. Maxamed Rooble Jimcaale Goobaanle ayaa sheegay in aysan waxba ka soo gaarin qarax shalay lagula eegtay Shabeelaha Hoose

Taliyaha Guutada saddexaad ee Ciidamada xooga dalka Jen. Maxamed Rooble Jimcaale Goobaanle ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu ku dhaawacmay weerar lagu qaaday kolonyo uu la socday oo marayay duleedka degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS