Tag: geele

Madaxweyne Geelle oo la hadlay Soomaalida iyo Jabuutiyaanka Mareykanka (Sawirro)

Xaflad lagu soo dhaweynayay madaxweynaha wadanka Jabuuti Cismaaciil Cumar Geelle ayaa xalay ka dhacday magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, waxaana ka soo qeyb galay kumanaan ka mid ah labada jaaliyadood ee Soomaaliya iyo Jabuuti.

Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay Raafka ay Kenya ku hayso Soomaalida

Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xariga iyo musaafurinta ay dowladda Kenya ku hayso Soomaalida ku nool magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS