Tag: garsoorka

Xukuumadda Soomaaliya oo ka digtay in xilliga kala guurka la boobo hantida qaranka

Iyadoo Soomaaliya gashay marxalad kala guur ah, lana filayo in dhamaadka sanadkan uu dalka ka dhaco is bedel, marka la gaaro doorashooyinka ayaa Xukuumadda Soomaaliya waxay ka digtay in la boobo hantida qaranka.

Khilaafka Guddoomiyaha Maxkamadda sare iyo xeer Ilaaliyaha oo xoogeystay

Khilaafka u dhexeeya xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo guddoomiyaha maxkamadda sare ayaa cirka isku sii shareeraya, iyagoo maanta ay labadan mas’uul warbaahinta isku mariyeen hadallu u muuqday inay isku eedeynayaan.

Akhriso qodobo muhiim ah oo kasoo baxay Shirka dib u habeynta Garsoorka dalka ee uu dhabarka ka riixayay Faarax(Sawiro)

Iyadoo maalmahaani uu Shirweyne looga hadlaayay nidaamka gorsoorka , xeerka samaynta maxkamada Dasrtuuriga, ayaa waxaa maanta la soo afjaray shirkaasi oo Asbuuc socday.

Xeer Ilaaliyaha Guud oo sheegay inuu dhamaaday waqtigii Golaha adeega Garsoorka uu ku dhisnaa

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa sheegay inuu dhamaaday waqtigii Golaha adeega Garsoorka uu ku dhisnaa, lana baabi’iyay qaanuun ahaa, isagoo cadeeyay in loo baahan yahay in sharciga cusub la dhaqan geliyo.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS