Tag: galgala

Daawo Sawirada Wasiiro iyo Saraakiil Ciidan oo booqday Buuraha Gal gala ee Dhawaan laga qabsaday Al-Shabaab

Wasiiro iyo Saraakiil katirsan Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntiland ayaa shalay booqday qeybo kamid ah Buuraha Gal gala oo dhawaan Ciidamada Maamulkaasi kala wareegeen Dagaalyahanada Al-Shabaab.

Dagaal ka dhacay Buuraha Gal-gala,Al Shabaab la sheegay in Nolosha lagu qabtay

Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo Idaacada Kulmiye la hadlay waxa xalay dagaal uu ka dhacay Deegaanada Buuraha Gal gala ee Gobolka Bari.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS