Tag: gaariye

Sannad-guuradii koowaad ee kasoo wareegtay geeriddii Abwaan Gaariye oo Xalay lagu qabtay Magaalada Hargeysa

Munaasibad balaadhan oo loogu baroor diiqayo sanad guuradii kowaad ee ka soo wareegtay geeridii Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye oo ahaa aqoonyahan ku weyn qalbiyadda umadda Soomaaliyeed, ayaa xalay lagu qabtay magaaladda Hargeysa.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS