Tag: fartuun

Fartun Aden oo u dooda xuquuqda haweenka oo abaalmarin heer caalami ah la guddoonsiiay (Sawiro)

Hay’ad fadhigeedu yahay dalka Jarmalka ee Friedrich Ebert Foundation oo ayaa guddoonsiisay abaalmarinta sanadka 2014 ee ay hay’adu ku bixiso arrimaha xuquuqda aadanaha Fartun Adan oo ah haweeney Soomaaliyeed oo u dooda xuquuqda aadanaha.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS