Tag: farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo taleefan kula hadlay dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa waxa uu kala hadlay iskaashiga dhaqaale iyo amni ee ka dhaxeeya labada dal. 

Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal hambalyo u diray Amiirka dalka Kuwait

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Amiirka iyo shacabka dalka Kuwait 57 guuradii ka soo wareegatay markii Xoriyadda uu qaatay dalkaas. 

Sanadkii koowaad ee kacaanka 8 February ee doorashadii Madaxweyne Farmaajo

Dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo waxey 11 cisho kadib u dabaal daggi doontaa jiritaankeedda muddo sanad ah, boorar ka turjumaaya 8 febraayo oo ay wehliyaan sawirka madaxweynaha iyo ereyo amaan ah ayaa lagu tixay jidadka Muqdisho.

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabaya guddi ka shaqeeya dabagalka mashaariicdii uu dhagax dhigay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariicda horumarineed ee uu ka dhagax dhigay deegaannadii uu socdaalka kusoo maray.

Madaxweynaha oo faray Xukuumadda inay dabagal ku sameyso waxyaabihii ay isku afgarteen Masar

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo galabta dalka dib ugu soo laabtay ayaa faray Xukuumadda inay dabagal ku samayso sidii looga mira dhalin lahaa qorshayaashii ay isku soo afgarteen dowladda Masar.

Madaxweyne Farmaajo oo saaka u ambabaxay Boqortooyada Sacuudiga

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka u ambabaxay magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, halkaasoo uu uga qeyb galayo shirka Madaxda wadamada Islaamka iyo Madaxweynaha Mareykanka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS