Tag: fARGEYTI

Maxamed Aadan Fargeeti oo lagu wado in loo magacaabo xilka Guddoomiyaha Bankiga Dhexe

Warar la isla dhex marayo oo saacadihii la soo dhaafay suuqa soo galay ayaa sheegaya in Wasiirkii hore ee Maaliyadda Maxamed Aadan Fargeeti loo wado xilka Guddoomiyaha Bankiga Dhexe.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS