Tag: eeusa

SAFIIR AXMED CIISE CAWAD OO U GUDBIYAY WARAAQIHII AQOONSIGA MADAXWEYNE OBAMA

         Waxaa maalintii Khamiista ee ku beegnayd bishan Sebt. 17 waraaqihii aqoonsiga u gudbiyay madaxweynaha Maraykanka Md. Baraak Obama, Safiirka cusube ee Soomaaliya wakiilka uga noqon doona dalka Maraykanka Md. Axmed Ciise Cawad.    
Valid XHTML 1.0 Valid CSS