Tag: ebola

Haweeney Spanish ah oo kalkaaliso caafimaad ahayd oo ka bogsatay cudurka Ebola kadibna oohin la dhacday.

Bukaankii ugu horeeyay ee uu ku dhaco cudurka Ebolaha meel ka baxsan Galbeedka Afrika ayaa waxaa baaritaano lagu sameeyay laga waayay haatan cuurka Ebolaha.

Dadka u dhintay cudurka Ebola oo kor u dhaafay 4,000 oo ruux

Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan caafimaadka ee WHO ayaa sheegtay in tirada dadka u dhintay cudurka dilaaga ah ee Ebola ayaa kor u dhaaftay afar kun oo ruux.

Dhiigga dadka ka bogsaday cudurka Ebolaha oo noqday dawo suuq madow lagu kala iibsado Galbeedka Afrika

Wadamada ku yaal Galbeedka qaarada Afrika ee uu saameeyey cudurka Ebola ayaa waxaa ka bilowday in si suuq madow ah lagu kala iibsado dhiigga dadka ka bogsada cudurkan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS