Tag: drones

Maraykanka oo sheegtay duqeyn shalay ka dhacday Shabeellada Hoose

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in diyaaradaheeda bilaa-duuliyaha ahi ay fuliyeen duqeyn dhanka cirka ah oo shalay lagu diley sarkaal sare oo ka tirsanaa Ururka Al-shabaab.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS