Tag: doorashooyinka

Guddiga Amniga Doorashooyinka oo Muqdisho ku kulmay

Guddiga Amiga doorashooyinka qaran ayaa shalay kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyadoo kulankan uu goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal.

Guddiga doorashooyinka Qaranka oo sheegay in aan wali la ansixin sharciga doorashooyinka

Iyadoo muddo 8-bilood ka harsan tahay xilliga la filayo in Soomaaliya doorashooyin ka dhacaan, ayaa waxaa soo baxaya in aan wali la heyn sharcigii doorashooyinka, kaasoo qeexaya qaabka loo marayo doorashada 2016.

Shirka wada tashiga doorashooyinka sanadka 2016 oo maanta ka furmaya Muqdisho

Shirka Madasha wada tashiga qaran ee hanaanka doorashooyinka sanadka 2016 ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka qeyb galayaan Madaxda dowladda, Madaxda maamul goboleedyada, Xukuumadda, Baarlamaanka Federaalka, Beesha Caalamka iyo Ururada bulshada.

David Cameron oo qarka u saaran inuu mar kale ku guuleysto doorashada UK

Ra’iisul Wasaaraha talada haya David Cameron ayaa mar kale u muuqda inuu ku guuleysanayo doorashada ka dhacday UK, kadib markii uu xisbigiisu helay 329 kuraas, taasoo ah aqlabiyada ugu badan ee kuraasta baarlamaanka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS