Tag: doorashadii

Doorashada Madaxweyne Recep Erdogan dan weyn ayaa ugu jirta Soomaaliya

Recep Tayyip Erdogan ayaa bishii la soo dhaafay ee Ogoosto loo doortay madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, isagoo tan iyo sannadkii 2003 ahaa ra’iisul wasaarihii Turkiga, wuxuuna  noqonayaa madaxweynihii ugu horreeyay ee shacabka Turkigu ay si xor ah u soo doortaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS