Tag: doorashada

Wararkii ugu dambeeyay doorashada Turkiga iyo Erdogan oo loolan adag la kulmaya

Doorashada Baarlamaanka iyo Madaxtooyada Turkiga ayaa maalinta berri oo Axad ah si wadajir ah u dhici doont, iyadoo maanta la soo gabagabeynayo ololaha doorashada ee ka socday dalka oo dhan. 

#3 ka mid ah Kuraasta Banaan ee Golaha Shacabka oo doorashadooda la qaban doono

Gudoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo ismaciil ibraahim xaliima yarey ayaa maanta shir jaraaid warbaahinta ugu qabatay magaalada muqdisho.

Guddoomiyaha gudiga doorashada baarlamaanka oo faah faahin ka bixiyay howlahooda shaqo

Guddoomiyaha gudiga doorashada guddoonka sare ee baarlamaanka Soomaaliya  Dr C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlaha shaqo gudiga doorashada uu madaxda ka yahay.

DEG DEG: C/kariin Xuseen Guuleed oo ku guuleystay Doorashada Madaxweynaha Galmudug

C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ku guuleystay doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, kadib markii wareegii saddexaad uu helay 49 cod, halka Musharaxii kale ee la tartamayay Axmed Macalin Fiqi uu helay 40.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS