Tag: donald-trump

Donald Trump oo sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan u musaafurin doono illaa 3-milyan oo qaxooti

Madaxweynaha la doortay Donald Trump ayaa sheegay inuu qorsheynayo inuu musaafuriyo labo illaa saddex milyan oo qaxootiga aan la diiwaan gelin ee sharci darada ku jooga Mareykanka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS