Tag: donal

Sawirro: Donald Trump oo si deg deg loogala cararay goob uu kula hadlayay Taageerayashisa

Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa si deg deg loogala cararay goob uu taageerayaashiisa kula hadlayay oo ku taal magaalada Reno ee Gobolka Nevada, kaddib markii la sheegay in nin qori sita uu ku dhex jiro dadka.

Donald Trump iyo Hillary Clinton oo ku sii dhowaanaya Tartanka Musharaxnimada Madaxweynaha Mareykanka

Musharaxiinta Xisbiyada Jamhuuriga iyo Dimoqraadiga Donald Trump iyo Hillary Clinton ayaa ku soo dhowaanaya inay u soo baxaan Tartanka Musharaxnimada Madaxweynaha Mareykanka, kadib markii guulo hor leh ka soo hoyeen gobolada waqooyi bari Mareykanka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS