Tag: diyaarad

Faah faahin ka soo baxaya diyaarad ay leedahay Kenya oo ku soo dhacday duleedka Kismaayo

Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in mid ka mid ah diyaaradaheeda dagaalka ay ku soo dhacday agagaarka magaalada Kismaayo, kadib markii ay duqeyn ka geysatay agagaarka magaalada Jamaame.

Hooyada dhashay wiilkii Taayarka diyaaradda ku safray oo sheegtay in wiilkeeda muddo laga qarinayay

Hooyo Ubax Maxamed C/llaahi oo ah hooyada dhashay wiil 16-jir Soomaali ah oo si layaab leh u hoos galay taayarka diyaarad ku safreysay Gobolada California iyo Hawaii ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay in wiilkeeda muddo laga qarinayay.

Wiil Somali ah oo ku dhuuntay Taayarka diyaarad isaga safraysay Mareykanka

Iyadoo saxaafadda caalamka ay dhawaan baahisay in wiil 16-sano jir ah oo si mucjiso leh ku hoos galay taayarka diyaarada isaga kala gooshaysay gudaha Mareykanka uuna halkaas ku jiray 8-saacadood oo isugu jiray shan saacadood oo diyaaraddu ay duulimaad ku jirtay iyo saddex saac oo ka horreysay, iyadoo la shaaciyay in wiilkaas uu yahay Soomaali.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS