Tag: dilka

Guddigii loo saaray baaritaanka dilkii Xildhibaan Dirir oo baaritaan horu dhac soo bandhigay

Guddigii loo xil saaray baaritaanka dilkii Xildhibaan Yuusuf Maxamed Dirir loogu geystay magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay baaritaan horu dhac ah oo ku aadan qaabkii uu u dhacay dilkaas oo ay geysteen Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya.

Warbixin ka hadleysa dilkii xildhibaan Qaran Saado Cali iyo gabar Soomaliyeed oo Al-Shabaab ay ku dileen Diinsoor

Al-shabaab waxa ay dadka Soomaaliyeed ka dileen dad rayid ah oo isugu jira arday, macalimiin, fanaaniin, siyaasiyiin, wariyayaal, Ganacsato, culimo iyo cuqaal, rag iyo haweenba leh,gacantoodu cidna uma damqato, mid yar iyo mid weyn.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS