Tag: diiq

Daawo sawiradda:Kulan baroor diiq iyo duco loo sameeyay Ra'iisul Wasaarihii hore oo xalay ka dhacay Madaxtooyada

Kulan baroor diiq iyo duco loo sameeyay Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya C/risaaq Xaaji Xuseen oo todobaadkii hore dalka Mareykanka ayaa xalay ka dhacay xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya, iyadoo kulanka laga sheegay waxyaabihii uu soo qabtay Ra'iisul Wasaarihii hore iyo halgankiisa xornimada uu ka soo qaatay Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS