Tag: diiday

Xildhibaano ka soo horjeestay go’aankii lagu tuuray mooshinkii Madaxweynaha

 Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka soo horjeestay go’aankii ka soo baxay Guddoonka Baarlamaanka ee lagu sheegay in la tuuray ama la soo afjaray mooshinkii ka dhanka ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Xildhibaano kasoo horjeestay Heshiiskii DFKMG & Jabuuti

Waxaa soo baxaya wararka ay xubnaha dowlada Federaalka Soomaaliya kasoo saarayaanheshiiskii Jabuuti ee uu saxiixay Wasiirka Kaluumeysiga iyo khayraadka bada Mr.Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi.

barlamanka oo cod fara badan ku riday xukuumadii saacid

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kalsoonida kala noqday Ra'iisul Wasaarihii hore ee Saacid, kadib saddex maalmood oo uu Baarlamaanka dood kulul ka lahaa mooshin laga keenay Xukuumada uu hogaamiyo.

Qaramada Midoobay oo gaashaanka ku dhufatay in la xiro Xeryaha qoxootiga Dalka Kenya oo ay ku jiraan Soomaali badan

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in aysan ogolaanayn in la xiro xeryaha ku yaalla dalka Kenya oo ay ku jiraan qoxootiga Soomaaliyeed, kaddib markii wasiirka arrimaha gudaha Kenya uu dhawaan amar ku bixiyay in xeryaha qoxootiga la xiro.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS