Tag: digniin

Mareykanka oo muwaadiniintiisa uga digay inay u safraan Kenya

Warbixin kasoo baxday wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa muwaadiniinta u dhalatay dalkaasi looga digay in ay u safaraan dalka Kenya oo dhaca Bariga Afrika.

Ingriiska oo muwaaddiniintiisa ugu baaqay inay isaga baxaan guud ahaanba Soomaaliya

Xafiiska arrimmaha dibbadda Ingiriiska, ayaa ka digay khatar ka dhan ah dadka reer galbeedka ah ee jooga gudaha dalka Soomaaliya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS