Tag: dibad

Dibad Bax looga soo horjeeda Shabaab ayaa manta waxa uu ka dhacay Dagmada Xamar Jajab.

Dibad bax balaaran oo looga soo horjeedo falalka gurracan ee maleeshiyaadka Shabaab ay ka wadaan dalkeenna ayaa ka socda magaalada Muqdisho.

Daawo sawiradda:Dibad bax ka dhan ah shir Al-Shabaab la yeesheen odayaal ka Soomaaliyeed oo Muqdisho ka dhacay

Dibadbax looga horjeedo shirkii Al-Shabaab iyo odayaal ka soo jeeda mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ku dhex maray Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Warta Nabada.

Daawo Sawirada: Dibad bax ballaaran oo ka dhacay Gobolka Shabellaha Hoose

Dibadbax nabadeed oo aad u balaaran ayaa ka dhacay deegaanka No. 50 ee gobolka Shabeelada hoose
Valid XHTML 1.0 Valid CSS