Tag: dib

Dhaarinta Xildhibaanada labada Aqal oo lagu wado inuu dib u dhac ku yimaado

Iyadoo maanta ay ku beegan tahay 15-ka bisha December oo ah maalinta loo qorsheeyay in la dhaariyo Xildhibaanada cusub ee labada Aqal ayaa warar soo baxaya waxay sheegayaan in laga yaabo inuu dib u dhac ku yimaado.

Labo sano oo ka soo wareegatay markii Madaxweyne Xasan Sheekh la doortay (Warbixin)

10-kii September sanadkii 2012 waxaa xilli fiid ah doorasho taariikhi ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho Madaxweyne loo doortay Xasan Sheekh Maxamuud oo ka soo dhex baxay ilaa 20-musharax ku loolamayay doorashadii madaxtinimada ee xilligaas loo tartamayay.

Cabdikariim Xuseen Guuleed waxaan qaban doonaa shir dib u hishiisiin ah oo ku aadan beelihii dhawan ku dagaalamay Barriga dagmada Jowhar.

Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ku baaqay shir dib u heshiisiin oo loo qabanayo beelihii ku dagaalamay duleedka bari ee magaalada Jowhar.

Waxaa dib u dhac uu ku yimid wada hadaladii u dhaxeeyay Dowlada dhaxe iyo maamulka Soomaaland ee Istan buul

Waxaa dib u dhac muddo bil ah uu ku yimid wajiga labaad ee wada hadalada u dhaxeeyay Somaliland iyo Soomaaliya ee ay garwadeenka ka aheyd dowladda Turkiga, iyadoo lagu waday in 8-bishan uu qabsoomo.

Shirkii dib u hishiisiinta oo manta lagu wado in uu ka furmo Muqdisho

Xili ay manta ku begantahay maalintii loo iclaamiyay in la qabto shirki dib u hishiisiinta ee deeganada Jubooyinka ayaa waxaa magaalada ka soconaayo qaban qaabadii ugu danbaysay ee qabsoomida shirkaasi.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS