Tag: dhiga

C/qaadir Diini “Waxaa dhowaan hirgelin doonaa Warshad sameysa dharka tuutaha Ciidamada”

Wasiirka Gaashaandhiga C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u hirgelin doonaan Warshad sameysa dharka Tuutaha Ciidamada, si looga haqabtiro baahida ciidanka ka heysata dhanka dareyska ciidamada.

JEN. DIINI: Dowladdu Waxay u Tanaasulaysaa Danta Shacabka Soomaliyeed

Wasiirka difaaca Somalia, Jen. C/qaadir Sh. Cali Diini oo socdaal ku joogay gobolka Galgaduud ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid ah meelihii ay dadku ku barakaceen iyo goobaha ganacsiga ee degmada Guri-ceel, isagoo sidoo kalena kormeeray dugsiga tababarka qeybta 21-aad ee ciidamada xoogga dalka, halkaasoo ay ku sugan yihiin ciidamo AMISOM ka tirsan.

Wasiirka Gaashaandhiga oo sheegay inay la wareegeen deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan

wasaarada gashan dhiga oo sheegtay in ay Ciidanka dowlada sidii loogu talagalau u wadaan howsha qaraneeloo xil saaray

Saraakiil Ciidan oo Maanta Muqdisho shaqadooda loogu dhaariyay

War-saxaafadeed…Wasiirka Gaashaandhigga C/Xakiim Faqi, oo ay wehliyeen Ku Xigeenkiisa Gen.Axmed Maxamuud Carab,Taliyaha Ciidamada Xooogga dalka S.Guuto Daahir Aaden Cilmi,Abaanduulaha CXDS S.Guuto C/risaaq Khaliif Cilmi iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada XDS iyo AMISOM ayaa maanta xarunta Tababrka Ciidamada ee Jazeera uga qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayay laguna qalabeynayay Ciidamadii ugu horreeyay ee lagu tababaray gudaha dalka kuna biiray Ciidamada XDS.

Fiqi waa in la tageero Ciidanka Dowlada Si meesha looga saaro Shabaab

Wasaarada Difaaca ee Soomaaliya ayaa ugu baaqday dowladaha aduunka in Soomaaliya ay ka taageeraan sidii kooxda Shabaab looga ciribtiri lahaa guud ahaanba gobolka geeska Africa,  ayadoo sheegtay in ciidamadu ay ku guulaysteen ka hortaga qatarta kooxaha argagixisada.

Wasaarada Gaashaandhiga oo sheegtay in ay Heshiis la saxiixaneyn Itoobiya"

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in dhowaan wasaaradiisa ay heshiis la saxiixan doono wasaarada gaashaandhiga Itoobiya, kaasoo qeyb ka ah heshiisyo ay dowladda la galeyso dowladaha danaha kala dhaxeeya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS